«Shiine Culay» Stats Money


Shiine Culay

Shiine Culay

Subscribers:

561K

Total views:

64,067,458

Channel description:

Ku soo soo dhowoow boga aan ku leeyahay Youtube oo aad ka heli doontid Wararka dunida iyo kuwa dal oo maalin leh ah, sidoo kale waxaa ka daawan kartaa sheekooyin gaagaab oo xiiso leh. Waa mahadsantihiin Shiine Culay, Waa Weriye, Majaajilayte iyo Dhaqdhaqaaq.

Recent videos:

AHN Khadiijo Maxamed Diiriye waxay ahayd Hooyo Qaran, ha loo duceeyo f

Hooyo shalay dalkaa igu soo dhoweysay, Hooyo maanta aniguna waxan fursad u helay in aan dunida ka sagootiyo, Hooyo qiimahaaga qof ku garanaya uun baa qiri kara, Hooyo gefi maayo oo geeridu...

6,211
1:29
Watch

Hayaat Muqdisho oo aan saq dhexe ka soo adeegtay

Shiine Culay ayaa 12kii habeenimo ka soo dukaamaystay suuqa Hayaat, waa astaan kale oo muujinaysa amaanka Muqdisho ico muhiimada ay leedahay in ganacsatada dalka maalgashadaan.

21,111
7:59
Watch

Shiine Culay oo xerada ciidanka ee Hiilweyne u raacay RW Xamse

Shiine Culay oo Raysal Wasaare Xamse iyo wefti uu hogaaminayo u raacay xerada Hiil weyne oo ay degenyihiin ciidanka xooga dalka ee sida Booliska u hawlgala.

39,514
8:07
Watch

Horumarka Muqdisho iyo meelaha loo dalxiis tago oo aan Yurub ka dhicin

Muqdisho waxay samaysay horumar weyn iyadoo meelaha loo dalxiis yihiin kuwo cajiib ah oo ku soo jiidanaya sida dunida horumartay.

24,785
6:50
Watch

Shiine Culay oo suuqa bakaaraha lug kaga soo adeegtay, Xamar waa nabad

Shiine Culay oo suuqa bakaaraha ee Muqdisho lug kaga soo adeegtay

39,492
9:58
Watch


EnglishFrançaisDeutschItalianoEspañol

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *